Xaflad aroos oo ka socotay Deegaan katirsan Jubbaland oo Murugo isku bedeshay kadib Duqeyn lala beegsaday 

Wararka ka imaanaya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in deegaan katirsan gobolkaasi ay ka socotay xaflad aroos la duqeeyay , waxaana duqeyntaasi ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Duqeynta ayaa lala beegsaday Deegaanka Dayac Garoon oo qiyaastii 45km u jira Deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose, waxaana duqeynta fuliyay diyaarado dagaal oo loo … Continue reading Xaflad aroos oo ka socotay Deegaan katirsan Jubbaland oo Murugo isku bedeshay kadib Duqeyn lala beegsaday